More

    Baladweyne oo marki ugu horreysay yeelatay dab-damis

    Published on:


    Magaalada Beledweyne ayaa markii ugu horreysay yeelatay adeegga dabdamiska.Ganacsato magaalada kasoo jeeda ayaa dibadda kasoo iibiyay gaadiidkan, kaas oo la filayo in uu wax badan ka qabto dabka ka kaca magaalada oo khasaare badan geysta.Dadweynaha B/weyne ayaa arrinyan soo dhaoweeyay, sida uu kusoo warramayo Xuseen Xasan Dhaqane oo VOA Beledweyne uga soo warrama.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here