More

    Aragtida shacabka Somaliland ee doorashada berri dhaceysa

    Published on:


    Hargeysa — 
    Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa goobaha cod-bixinta ee doorashada madaxweynaha oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta saddexda xisbi qaran iyo toddoba urur siyaasadeed.Qaar ka mid ah shacbka ku nool magaalada Hargeysa ayaa haddaba dareenkooda ka dhiibtay doorashada berri loo dareerayo. Wariyaha VOA Xamse Cali Jeesto ayaa makaroofanka la dhex qaaday.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here