More

    Al-Shabaab oo kordhisay beegsiga ganacsatada Muqdisho

    Published on:


    Muqdisho — 
    Maleeshiyada ururka al-Shabaab ayaa kordhiyay dilalka qorsheysan ee ay ka gaysanayaan magaalada Muqdisho. Saddex qof oo ganacsata ah ayey kooxdu shalay ku dhex dishay goobahooda ganacsi ee xaaafdda Towfiiq.
    Labadii toddobaad ee la soo dhaafay, siddeed qof oo meherado leh ayaa la sheegay in kooxdu bartilmaameedsatay, taasi oo qeyb ka ah xeeladaheeda cabsi gelinta ee ka dhanka ah ganacsatada u hogaansanta amarka dowladda ee ah inay xirtaan kaamarooyinka CCTV.
    Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here