More

    Afgooye: Dhallinyaro is xil-qaantay oo gargaar gaarsiiyay caruur aqoon ah

    Published on:


    Dhallinyaro ku mideysan hay’ad maxalli ah oo lagu magacaabo “Daryeel Bulsho” oo ka dhisan magaalada Muqdisho ayaa deeq gar-gaar ah oo raashiin iyo hilib ah gaarsiiyay carruur agoon ah oo gaaraya 200 oo ku nool degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose.
    Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa waxa uu wareystay Guddoomiyaha hey’adda Daryeel Bulsho Maxamed Cali Siyaad, waxa uuna weydiiyay nooca gar-gaarka ay bixiyeen iyo waxa ay carruurtaasi si gaar ah ugu doorteen?


    Read More

    Related