More

    Adeegyada caafimaadka Soomaaliya oo horumar sameynaya

    Published on:


    Muqdisho — 
    Qaar ka mid ah khuburada caafimaad ee Soomaaliya ayaa sheegay in xilligan gudaha Soomaaliya laga heli karo adeegyo caafimaad oo muhiim ah oo markii hore dibadda loo doonan jiray, inkastoo ay wali jiraan bukaano dibadda u aado baahiyo caafimaad oo aan gudaha dalka wax looga qaban karin.Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


    Read More

    Related