More

    5 qof oo ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay Luuq

    Published on:


    Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ugu yaraan shan qof oo saddex ka mid ahi ay dumar ahaayeen lagu dilay, iska-hor-imaad halkaasi ku dhexmaray laba malleeshiyo beeleed.Wararka ayaa sheegaya, in la gubay Suuqa weyn ee degmada Luuq. Haddaba, sida ay wax u dhaceen iyo xaaladda ay hadda degmada ku sugan tahay ayuu wariyaha VOA-da ee Kismayo, Adan Maxamed Salad uu weydiiyay Ugaas Cabdirashid Ugas Bilow Ugas Xandulle oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee deegaanka.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here