More

    43 qof oo lagu la’yahay doon ku qarriqantay meel u dhaw Garisa

    Published on:


    Gaarisa — 
    Wararka naga soo gaaraya magaalada Garisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya, in ugu yaraan 43 qof oo rabay in ay doon uga gudbaan wabiga Tana River la la’yahay raq iyo ruux.
    Dadkaan ayaa marki hore kasoo baxay magaalada Nairobi, ayaa doon ka raacay deegaanka Kona Punda oo u dhow jidka isku xira magaalada Gaarisa iyo degaanka Madogo ee gobolka Waqooyiga Bari Kenya.
    Aaggaasi ayaa waxaa isku darsamay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ahaa oo maalmahan ka da’ayay Kenya iyo wabiga Tana oo karkaarrada jabsaday.
    Hadddaba, wararki ugu danbeeyay ee xaaladdaasi ayaa Nur Hassan Nur uu ka wareystay, wariyaha VOA-da ee gobolka Waqooyi Bari Maxamed Farax Shire.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here