More

    Ufeyn: 13 qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhashay gaaska cuntada lagu karsado

    Published on:


    Degmada Ufayn ee gobalka Bari, ku dhowaad 13 qof ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo, kadib markii ay ku qaraxday haanta gaaska cuntada lagu karsado.Dadka dhaawacyadu ay soo gaadheen ayaa xaladooda caafimaad loogu qaaday magalooyinka waaweyn ee Puntland si loo daweeyo. Guddoomiyaha degmada Ufayn Axmed Abshir Siciid, ayaa sheegay in haanta gaasku ay markii hore ku qaraxday qoys ka kooban laba qof, hase ahaatee ay waxyeello kale soo gaadhay 11 qof oo kale oo ka mida dadkii u soo gurmaday. Wuxuu u warramay wariyaha VOA-da ee Boosaaso, Yuusuf Maxamuud Yuusuf.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here