21.1 C
New York

Soomaalida Minnesota oo taageeraysa Puntland

Published:


Jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa iskudaya sidii ay taageero dhaqaale ugu heli lahaayeen dadaalka iyo dagaallada maamulla Puntland uu kula jiro maleeshiyada kooxda Daacish eek u sugan buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari.
Weriyaheena Maxamuud Mascadde ayaa arrimahan ka warystay Sheekh Maxamed Shucayb oo ka tirsan culimada Soomaalida Minnesota.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img