20.6 C
New York

Senator Faroole oo Garoowe kula kulmay xildhibaanada Puntland kumatala gobolka Nugaal.

Published:

Senator Faroole oo Garoowe kula kulmay xildhibaanada Puntland kumatala gobolka Nugaal.

Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa kulan la yeeshay xildhibaannada gobolka Nugaal ee ku jira…
Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa kulan la yeeshay xildhibaannada gobolka Nugaal ee ku jira Golaha Wakiillada Puntland, kuwaas oo bilihii u dambeeyay si cad uga soo horjeeday siyaasadaha xukuumadda Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, isla markaana waday abaabul siyaasadeed oo ka dhan ah maamulka. Senator Faroole ayaa mudanayaasha ku boorriyey inay ilaaliyaan midnimada iyo wadajirka Puntland, isagoo xusay in xilligan lagu jiro marxalad kala-guur ah oo u baahan isu-tanaasul iyo wada-shaqayn siyaasadeed si looga fogaado khilaaf sii xoogaysta. Dhankooda, qaar ka mid ah xildhibaannada kulanka ka qayb galay ayaa sheegay in

Sidoo kale, waxaa la sheegay in Madaxweyne Deni uu qorshaynayo qabashada shirweyne guud oo looga arrinsanayo xaaladda siyaasadeed ee Puntland. Madaxweyne Deni ayaa dhawaan si adag uga digay waxa uu ku tilmaamay “furfur siyaasadeed iyo abaabul ciidan” oo ay wado Villa Soomaaliya, isagoo ku baaqay in laga feejignaado tallaabo kasta oo wiiqi karta xasilloonida iyo wadajirka Puntland.

Related articles

Recent articles

spot_img
WhatsApp