More

    Saameynta Duqeynta Maraykanka ee Daacish-ta Somalia

    Published on:


    Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta sheegay in duqaymo ay ciidamada Maraykanku ka fuliyeen buuraleyda Golis ay ku dileen xubno muhiim ah oo ka tirsan kooxda Daacish. Duqeynta waxaa amray madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.Hadaba Falastin Ahmed Iman ayaa duqeymahaas iyo khasaaraha ka dhashey ka wareysatey Afhayeenka ciidmada la dagaalanka Argagixisada ee Hilaac ee Puntland General Mohamud Ahmed duqeymahaas.

    Haddaba duqeynta Maraykanka ee Daacish-ta ku sugan gobolka Bari iyo saameynta ay ku yeelanayso dagaalka ay Somalia kula jirto kooxaha argaxisiada, waxaan Caasha Ibraahim ay ka wareystay Cabdisalaam Guleed, agaasime kuxigeenkii hore ee hay’adda NISA, oo haatan ku sugan magaalada Qaahira.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here