27.8 C
New York

Puntland oo saldhigyo hor leh ka qabsatay Daacish

Published:

[ad_1]

Ciidamada Puntland ayaa maanta sheegay in kooxda Daacish ay ka qabsadeen saldhigyo ku yaalla buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari. Saraakiisha ciidmada Puntland ayaa VOA u sheegay in saldhigyadan ay horay duqaymo uga gaysteen Maraykanka iyo Imaaradku.
Faadumo Yaasiin Jaamac weriyaha VOA ayaa warkaan nooga soo dirata Boosaso.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img