More

    Mashaariic horumarineed oo laga dhisayo Boosaaso

    Published on:


    Boosaaso — 
    Maamulka magaalada Boosaaso ee Puntland ayaa soo bandhigay qorshe ay ku ballaarinayaan magaalada.Sidoo kale dowladda hoose ee Boosaaso ayaa sheegtay in ay billowday dib u dhis ay ku sameyneyso waddooyinka magaalada. Warbixintan waxaa noo soo diray Yuusuf Maxmuud Yuusuf.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here