More

    Madaxweynaha Puntland oo eedo horleh u jeediyay dowladda federaalka

    Published on:


    Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa dowladda federaalka ku eedeyay in aysan ku taagneyn sida uu hadalka u dhigay sharciga iyo dastuurka dalka u degsan.
    Deni ayaa hadalkan ka jeediyay furitaanka kal-fadhiga Baarlamanka Puntland. Faahfaahinta waxaa Garoowe ka soo diray wariyaha VOA, Nuux Muuse Birjeeb.

    Dhageystayaal waxaa innaga xusuusin ah in aan isku-daynay in aan helno qaar ka mid ah mas’uuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya si ay uga jawaabaan eedeynta Puntland, balse nooma suurtagelin in aan helno. Marka ugu horreysa oo ay arrintan ka hadlaanna waanu idiin soo gudbin doonnaa.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here