More

    Madaxweynaha Puntaland ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

    Published on:


    Madaxaweyanaha Pund Saciid Cabdulaahi Deni oo toddobaadyadii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Carmo ee gobolka Bari ayaa xilli uu kaga qaybgalayay munaasabad lagu daahfurayay bangiga dhexe ee magaalada Boosaaso waxa uu sheegay in ay bilaabayaan dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab. Waxa uu ugu baaqay in maleyshiyaadka Al-Shabaab iyo kuwa ajaaniibta ahba ay tahay in ay isi soo dhiibaan.
    Siciid Deni ayaa dhanka kale ka hadlay in Puntland ay bilowday daraasad ku saabsan in ay sameysayo lacag iyada u gaar ah.
    Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayaa warkan ka soo diray Boosaaso.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here