Garoowe —
Barnaamijka Madasha Haweenka waxaa toddobaadkan ku wareysanay Dr Khadiija Cali Maxamuud, oo ah madaxa mashruuca diiwaan-gelinta dadweynaha Puntland, kaasi oo hadda socda muddo ka badan 10 sano.
Waxaa wareysatay Faaduma Yaasiin Jaamac.
No media source currently available
Pop-out player