More

    Hoos u dhaca dukaameysiga suuqyada Boosaaso

    Published on:


    Suuqyada magaalada Boosaaso oo ah xarunta ganacsiga Puntland ayaa toddobadaadyadan laga dareemayaa hoos dhac ku yimid dhinaca dukaamaysiga dharka, badeecadaha iyo iibsiga xoolaha nool, waxaana ganacsatadu ay ka cabanayaan suuq yari la soo gudboonaatay.
    Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintaan nooga soo dirtay magaalaada Boosaaso.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here