More

    Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaallada ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish

    Published on:


    Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay dagaallada ka socda Hiiraan & Puntland ee looga soo horjeedo Al-Shabaab & Daacish.
    Dowladda ayaa sheegtay in dagaalladaasi lagu dilay xubno badan oo ajaaniib ah oo ka barbar dagaallamayay Daacish, halka Al-Shabaab laga saaray dhul ballaaran oo gobolka Hiiraan ah.
    Dhinaca kale, waxaa digniin adag loo jeediyay dadka weli lacagaha siiya kooxahaan dowladda la dagaallamaya.
    Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan ku soo koobaya nuxurka shirka jaraa’id ee ay qabatay dowladda Soomaaliya.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here