More

    Doorka haweenka iyo dhallinyarada ee doorashadii Puntland

    Published on:


    Doorashooyinkii golayaasha degaanka ee Puntland ka hirgalay waxaa ka dhex muuqaday dhallinyarada iyo haweenka oo aan door muuqada xilliyadii hore ku lahayn ka mid noqoshada siyaasadda.Nashaad Maxamuud Ismaaciil, oo ka mid ah golaha dhexe iyo guddiga fulinta Xisbiga Kaah, ayaa weriyaheena Faaduma Yaasiin Jaamac uga warrantay dooraka ay ku leyihiin haweenka iyo dhallinyarada Doorashooyinkii Degmooyinka Punland ka dhacay ee Toddobaadkaan gudihiisa lasoo gababeeyey saddexdii degmo ee ugu danbeeyey.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here