, 2025-02-17 09:54:02 ,
Dhegeyso: Mareykanka iyo Imaaraatka Carabta oo duqeymo la beegsaday Daacishta Puntland ku suganDiyaaradaha dagaalka Mareykanka iyo kuwa Imaaraadka Carabta ayaa fuliyey duqeymo lagu beegsanayo bartilmaameedyo militari oo kooxda Daacish ee dagaalka kula jirta Puntland ay ku leedahay buuralleyda Calmiskaad.
