More

    Dabaylo ka dhacaya badda oo saameeyey qaar ka mida doonyihii tegi jiray Boosaaso

    Published on:


    Suuqyada magaalada Boosaaso waxaa laga dareemayaa in badeecadaha qaar ay hakad galeen todobaadyadii lasoo dhaafay kadib markii ganacstada ay u suura geli weyday inay dalka debediisa ay keenaan badeecadihii, taas oo ay ugu wacan tahay dabaylo xooggan oo ka dhacaya badda, maadaama lagu jiro xilligii xagaaga.
    Dabaylahaas ayaa keenay inaanay doonyaha qaarkood oo iman jiray dekedda Boosaaso in aanay ku safri karin badda.
    Muuse Cali Aadan oo ka mid Ah Ganacsatada Puntland oo u waramay weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa sheegay in safardani ay ku hakadeen dekadaha Dubai iyo Cumaan oo ay qaarkood maalinimadii shalay soo baxeen kadib markii mado rarku saarnaa.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here