More

    Ciyaaraha gobollada Puntland oo maanta lasoo gaba-gabeynayo

    Published on:


    Garoowe — 
    Waxaa galabta lagu wadaa in magaalada Garowe lagu soo gaba gabeeyo tartan kubadda cagta ah oo maalmahan halkaasi uga socday kooxo matalayay gobollada Puntland.Ciyaarata kama danbeysta ah ayaa waxaa isaga hor imaan doona Bari iyo Nugal. Sida tartankan uu ku billowday iyo heerarka uu soo maray, ayuu wariyaha VOA-da ee Bosaso, Yusuf Maxmuud Yusuf ka wareystay, Xoghayha Guud Xiriirka Kubadda Cagta Puntland, Mustafe Cabdirixmaan Majacas.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here