More

    Booliska Qardho oo ka hadlay falal amni-darro oo ka dhacay magaalada

    Published on:


    Qardho — 
    Taliska Qeybta Booliska Gobalka Karkaar ee Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay, falal amni darro oo dhowrki habeen ee lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Qardho, kuwaas oo la sheegay in ay ku lug leeyihiin dhallinyarada loo yaqaanno Ciyaal Weero.
    Arrintan ayuu wariyaha VOA-da ee Boosaaso Yuusuf Maxamuud Yuusuf ka wareystay Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Karkaar Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here