More

    Wareysi: Maxaa kasoo baxay shirkii Soomaaliya iyo dalalka QUINT ee Washington?

    Published on:


    Washington — 
    Mareykanka iyo afar dal oo kale, oo la isku yiraahdo QUINT ayaa ka wada hadlay baahida loo qabo dhameystirka qorshaha cusub ee howlgalka Midowga Afrika ee xasilinta iyo taageerada Soomaaliya, sida ay war-saxaafadeed ku sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka.Wasaaradda ayaa sheegtay in Mareykanka, Qatar, Turkiga, Imaaraadka Carabta iyo UK ay sidoo kale ka wadahadleen in si degdeg ah loo dhameystiro fursadaha maalgelinta ee howlgalka cusub ee Midowga Afrika. Kulankan oo ka dhacay Washington ayaa waxaa ka qeybgalay wafdi ka socday dowlada federaalka Soomaaliya.Haddaba waxaanu kulankan iyo arrimo kale oo quseeya xiisadda Ethiopia iyo Soomaaliya la yeelaney Wasiiru Dowlaha Arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Omar (Cali Balcad), oo nagu soo booqdey xarunta VOA ee Washington.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here