More

    Wareysi: Fiqi oo faah-faahiyey wada-hadallada Qaahira

    Published on:


    Qaahira — 
    Wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tegey magaalada Qaahira, halkaasi oo uu kulamo kula leeyahay madaxda dalkaas.Labada dal ayaa shalay kala saxiixday heshiisyo lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya.Booqashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa imaneysa xili uu dhawaan uun ka soo laabtey dalalka Ethiopia iyo Eretria oo ka hor uu booqdey.Hadaba Falastiin Axmed Iimaan ayaa safarka madaxweynaha wax ka weydiisay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah wafdiga madaxweynaha.


    Read More

    Related