More

    Soomaaliya oo ku adkeysatay in Itoobiya aysan ka mid noqon howlgalka AUSSOM

    Published on:


    Muqdisho — 
    Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo ka hadashay mowqifkeeda ku aadan ciidamada Ethiopia oo qeyb ka noqda howlgalka cusub ee ATMIS bedelaya ee AUSSOM.Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Soomaaliya ay u madax-banaan tahay in ay go’aan ka gaarto doorashada dalalka ka mid noqonaya howlgalka AUSSOM. Waxay ku adkeysatay in Itoobiya aysan ka mid noqon doonin howlgalkaas.Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo haya Maxamed Colaad Xasan.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here