More

    Madaxweyne Xasan oo mar kale ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya

    Published on:


    Muqdisho — 
    Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xiisadda u dhexysa Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegay in Addis Ababa aysan isku heysanin in ay marin u hesho badda Soomaaliya, laakiin ay isku khilaafsan yihiin qaabka.
    Dowladda Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay heshiiska ay Itoobiya la gashay Somaliland oo sida la sheegay looga kireynayo dhul-badeed ay ka sameysato dekad iyo saldhig ciidamada badda ah.Warbixin ku saabsan arrintan waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here