More

    ILEYSKA VOA: Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

    Published on:


    Muqdisho — 
    Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka ka dhex taagan Soomaaliya iyo Ethiopia, keenista ciidamo ka socda Masar, iyo Djibouti oo soo bandhigtay hindise ay dooneyso in lagu xalliyo mushkiladda taagan.Maxamed Colaad Xassan ayaa soo jeedinaya.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here