, 2025-03-05 10:13:06 ,
Itoobiya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto inay ku dhaqaaqdo waddo kasta oo nabadeed si ay u hesho marin ay ku gaarto badda, xili uu khilaaf kala dhaxeeyo qaar kamid ah waddamada ay deriska yihiin. Intii uu socday khilaafkii u dhaxeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya, Masar, Ereteriya iyo Soomaaliya waxay samaysteen isbahaysi wadajir ah, ha yeeshee Eritrea iyo Masar oo doonaysa inay xoojiso awooddeeda Geeska Afrika ayaa marar badan ka hor yimid qorshahan.
Dhegeyso: Itoobiya ma waxay dooneysaa wax ka baxsan dekad?
Published:

