More

    Ciidanka Itoobiya ma sii joogayaan Soomaaliya kadib heshiiskii Ankara?

    Published on:


    Muqdisho — 
    Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ka jooga Soomaaliya, gaar ahaan howlgalka ATMIS ayaa waqtigu ka dhamaanayaa bisha 31-ka December, waxaana billaaban doona howlgal cusub oo isla Midowga Afrika ay hormuud ka yihiin oo bedelaya ATMIS, oo la yiraahdo AUSSOM.Dowladda Soomaaliya ayaa horey u qorsheysay in ciidamada Ethiopia aysan ka mid noqon howlgalka AUSSOM, balse ka dib heshiiskii Ankara waxay Ethiopia waddaa dadaal ay ku dooneyso in ay uga mid noqoto ciidamada AUSSOM.Haddaba side dowladda Soomaaliya isku waafajineysaa go’aankeedii hore iyo heshiiska Ankara? Waxaanu su’aashaas weydiiyey Col. Cabdullaahi Cali Macow oo ka tirsanaa ciidamadii Soomaaliya kana faalood arrimaha amniga.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here