26.8 C
New York

Selena Gomez: Sida ay gabadhan da’da yar uga mid noqotay bilyaneerrada dunida ugu taajirsan

Published:


, 2024-09-08 04:36:51 ,
Selena Gomez

AFP/Getty Images

Selena Gomez waxay caan ku noqotay iyadoo da’yar ah kanaalka Barney iyo Disney Channel.

Haddana, dad badan ayaa magaceeda xusa sababtoo ah waa bilyaneer ay qayb kamid ah ku kasbatay codkeeda.

Selena ayaa lagu soo warramayaa inay ku biirtay bilyaneerrada dunida iyada oo waliba ah da’yar, waxa ay uga mahadcelisay guulaha ay ka gaartay jilliinka, mataladda iyo hal-abuurka ganacsi.

Sida laga soo xigtay Bloomberg, Selena Gomez oo 32-sano jir ah kuna caan baxday atariishonimada iyo heesaha ayaa ku jirtay liiska bilyaneerrada caanka ah dhawaanahanba, iyada oo hantideeda lagu qiyaasay $ 1.3 bilyan.


Suugaan

Related articles

Recent articles

spot_img