Maxay tahay khatarta beeraha kafeyga ee Kenya soo food-saartay?

0
239

, 2024-12-30 09:59:31 ,
Kafeyga

Kate Stanworth

  • Author, Ismail Einashe
  • Role, BBC News, Komothai

Dhulka sare ee cagaarka ah ee Komothai oo ka tirsan gobolka Rift Valley ee Kenya, beeralleyda sida Simon Macharia waxay soo saaraan abuur yar oo kafey ah oo ku kala firirsan buuraha.

Mr Macharia si la mid ah beeralleyda kale ayaa jawaanno ay ku jiraan miraha guduudka ah ee kafeyga geeya meelaha lagu warshadeeyi, halkaasoo lagu cabbiro laguna hagaajiyo.

Mashiin ayaa ka saareysa qolfaha guduudka ah, miraha gudaha ku jira ayaana la dhaqaa waxayna maraan heerar kala duwan.

Halkan, shaqaalaha ayaa miraha kafeyga u kala saara heerar, kan ugu sarreeya ayaa loo dhoofiyaa maqaayadaha kafeyga ee Yurub.


Ganacsi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here