20.6 C
New York

Trump oo Netanyahu ka qariyey nuqulada heshiiska Iran.

Published:

Trump oo Netanyahu ka qariyey nuqulada heshiiska Iran.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Mareykanka uu Israa’iil ka qariyey nuqulka heshiiska is-afgaradka (MoU) ee…
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Mareykanka uu Israa’iil ka qariyey nuqulka heshiiska is-afgaradka (MoU) ee Pakistan dhex-dhexaadinta ka ahayd ee u dhexeeya Washington iyo Tehran, ka hor saxiixiisa rasmiga ah ee lagu wado magaalada Geneva, xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Donald Trump iyo Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ee ku saabsan heshiiska nabadda ee Iran iyo duullaanka Israa’iil ee Lubnaan. Sida ay wararku tilmaamayaan, maamulka Trump ayaa diiday codsi uga yimid Israa’iil oo ahaa in loo bandhigo qodobada heshiiska, taasoo sare u qaaday walaaca Tel Aviv ee ku aaddan saameynta uu heshiisku ku yeelan karo ammaankeeda iyo hawlgalladeeda militari ee go

Trump ayaa sidoo kale sheegay in Suuriya ay “shaqo ka wanaagsan” ka qaban karto la tacaalidda ururka Hezbollah marka loo eego Israa’iil. Hadalada Trump ayaa soweyn u muujinaya kala aragti duwanaanshaha sii xoogeysanaya ee u dhexeeya labada hoggaamiye ee ku aaddan arrimaha amniga Bariga Dhexe iyo soo afjaridda dagaalka socda muddada ka badan boqolka maalmood.

Related articles

Recent articles

spot_img
WhatsApp