32.7 C
New York

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in rabshadii Muqdisho galaafteen maalgashadayaal caalami ah.

Published:

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in rabshadii Muqdisho galaafteen maalgashadayaal caalami ah.

Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa markii ugu horreysey ka hadlay rabshadihii u dhexeeyey mucaaradka iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa markii ugu horreysey ka hadlay rabshadihii u dhexeeyey mucaaradka iyo dowladda ee 3-dii June 2026 ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia. Madaxweynaha ayaa sheegay in dhacdooyinkaasi ay saamayn xooggan ku yeesheen kalsoonidii maalgashadayaasha caalamiga ah, isagoo xusay in shirkado iyo maalqabeenno qorsheynayay inay balaayiin doollar ku maalgashadaan Soomaaliya, gaar ahaan dhinaca shidaalka ay dib uga laabteen qorshahooda, sababo la xiriira deganaansho la’aantii Magaalada Muqdisho. Waxa uu xusay in dhacdooyinkaasi ay dunida u muujiyeen sawir aan wanaagsanayn oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya, wuxuuna muc

Dhanka kalena, Madaxweynaha ayaa ku dooday in ololahaasi uu si gaar ah u saameeyay maalgashi la xiriiray sahaminta iyo soo saarista shidaalka, isagoo difaacay doorashooyinkii dhowaan ka dhacay gobolka Banaadir iyo magaalada Baidoa, isagoo ku tilmaamay kuwo muhiim u ah geeddi-socodka dimuqraadiyeynta Soomaaliya.

Related articles

Recent articles

spot_img