24.8 C
Mogadishu

Soomaaliya

Maxay Xaliima Yarey ka tiri heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran?

Washington —  Jimcihii ayaa waxaa kulankii Golaha Wadatahsiga Qaran oo ka socday Muqdishu laga soo saaray warmurtiyeed, kaasi oo ku dhiirigelinayey Baarlamanaka dalka inay...

Manchester City oo ku guuleysatay horyaalka markii afraad oo xiriir ah

Manchester —  Manchester City ayaa markii afraad oo xiriir ah ku guulaysatay koobka horyaalka Ingiriiska, markii ugu horreysay oo kooxi afar jeer oo isku...

Wicitaanka Dhageystaha: Dhallinyarada Soomaaliya

Wicitaanka Dhageystaha: Dhallinyarada Soomaaliya Read More

Madxaf lagu maamuusayo dib u heshiisiinta Soomaalida oo Carta laga dhisayo

Jabuuti —  Mas’uuliyiinta Jabuuti iyo kuw Soomaalida ayaa ka hadlay madxaf lagu maamuusayo xusuusta shirkii dib u heshiisiinta Soomaalida ee magaalada Carta ee dalka...

Bay: Tobnaan askari oo xakunno lagu riday

Maxkamada Ciidanka Qalabka sida qaybta 60-aad ayaa galinkii danbe ee shalay xukuno kala duwan ku ridday ku hawaad 30 askari oo lagu eedeeyay...

Martida Makarafoonka: Dowlad Goboleedyada iyo doorashooyinka

Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Mahad Waasuge oo ahAgaasimaha hay'adda Somali Public...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Read More

Barnaamijka Xiisaha leh ee Caweyska Washington

WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaadna ku maqli doontaan qeybtii 2-aad ee wareysi...

Somaliland oo laga xusay sanadguurada 33-aad iyo Biixi oo ka hadlay dhameystirka heshiiskii Somaliland iyo Ethiopia

Gobollada iyo degmooyinka Somaliland waxaa si balaadhan looga xusay sanad guuradda 33-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland ku dhawaaqday in ay...

Xuseen Macallin: Qorshuhu waa in Al-shabaab aysan dhaafin bilaha soo socda

Muqdisho —  La-taliyaha Amniga Qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macallin ayaa sheegay in qorshihii dowladda ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, aanu 'waxba iska...

Somaliland oo u dabbaal-degeysa maalinta 18-ka May

Hargeisa —  Soomaaliland ayaa maanta u dabbaaldegaysa sannadguurada 33-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday gooni-isu-taagga, waxaana meelo badan oo gudaha Somaliland iyo...

Recent articles