26.6 C
Mogadishu

Afrika

18 qof oo lagu dilay colaad ka dhacday xadka Tana River iyo Gaarisa

Gaarisa —  Ururrada bulshada rayidka ah ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa baaq nabadeed u diray, beelo dhawaan ku dagaallamay degmada Tana...

Dib u dhis lagu billaabay waddooyinka Jabuti

Waxaa todobaadkaan dalka Jabuti laga billaabay, dib u dhis iyo dayac-tir lagu sameynayo qaar ka mid ah jidad iyo waddooyin ku yaalla magaalada...

Maxaa kasoo baxay wadahadallada nabadda Sudan ee Geneva ?

Wadahadallo nabadeed oo uu gar-wadeen ka ahaa Mareykanka oo u dhaxeeyay dhinacyada ku dagaallamaya Sudan, ayaa ku guuldarreystay in ay soo afjaraan dagaalka...

Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Dowlad-deegaanka Soomaalida oo lasoo gaba gabeeyay

Waxaa magaalada Jigjigalagu soo gaba gabeeyay kal-fadhigii todobaad ee golaha lixaad ee baarlamaanka Dawlad-deegaanka Soomaalida, kaas oo socday mudo saddex cisho ah.Wariyaha VOA-da,...

Qaxootiga Dhadhaab oo ka hadlay ka harista Biden ee tartanka

Dhadhaab —  Qaar ka mid ah qaxootiga Soomaalida ee ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, ayaa fikradahooda ka dhiibtay ka haristi uu...

Madaxweyne Ruto oo magacaabay wasiirro cusub

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa magacaabay 11 wasiir, 1o maalin kaddib marki uu kala diray golihiiisii hore ee wasiirrada, ka gadaal cadaadis uga...

Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay xadka Kenya iyo Uganda

Nairobi —  Magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya waxaa shalay lagu aasay gabar dhallinyaro ah oo ka mid aheyd saddex qof oo Soomaali ah Jimcihi...

Midowga Africa oo ku baaqay in aanan la dadajin bixitaanka ciidanka ATMIS 

Gollaha Amaanka ee Midowga Africa ayaa bayaan uu soo saaray shalay ku taageeray, in aan la de dejin bixitaanka ciidamada Midowga Africa ee...

Muxuu Ruto ku sheegay wareysi gaar ah oo uu siiyay VOA?

Washington —  Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa mar kale difaacay ciidamada ay dowladdiisu damacsantahay in ay u dirto dalka Haiti, isaga oo sheegay in...

43 qof oo lagu la’yahay doon ku qarriqantay meel u dhaw Garisa

Gaarisa —  Wararka naga soo gaaraya magaalada Garisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya, in ugu yaraan 43 qof oo rabay in ay...

Recent articles