Dowladda Uganda ayaa caddeysay in ciidamada ka tirsan Hawlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya…
Dowladda Uganda ayaa caddeysay in ciidamada ka tirsan Hawlgalka...
Kenyan President William Ruto has said the border between Kenya and Somalia will remain closed for the time being, citing ongoing security concerns, political...
Nairobi (Caasimada Online) – Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada Nanyuki ee bartamaha Kenya Isniintii, iyagoo ka mudaaharaaday qorshe uu Mareykanku ku doonayo inuu xarun karantiil oo Ebola ah ka sameysto saldhig militari oo ku yaalla deegaankaas, sida ay dad deegaanka ahi u sheegeen Reuters.
Maxkamada Caalamiga ah ee Dhex-dhexaadinta ee fadhigeedu yahay magaalada Hague ee dalka Holland ayaa maanta ku dhawaaqday go'aankeeda kiiskii ay soo gudbisay Dowladda Rwanda oo ka dacwoonaysay Dowladda UK, iyadoo Rwanda ay sheegtay in UK ay uga baxday heshiiskii dhexmaray labada dal ee Tarxiilka dadka magan-gelyo doonka ah.
Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa ku dhawaaqay mashaariic waaweyn oo ay dowladda ka fulineyso waqooyiga Kenya oo isugu jira dhismaha...