20.6 C
New York

Maraakiib ka badbaadey weeraro burcad-badeed oo ka dhacay xeebaha Somalia & Yemen.

Published:

Maraakiib ka badbaadey weeraro burcad-badeed oo ka dhacay xeebaha Somalia & Yemen.

Kooxo burcad-badeed hubeysan ayaa weerarro ku qaaday laba markab oo ganacsi oo marayay marin-biyoodka Gacanka Cadmeed…
Kooxo burcad-badeed hubeysan ayaa weerarro ku qaaday laba markab oo ganacsi oo marayay marin-biyoodka Gacanka Cadmeed iyo xeebaha bari ee Soomaaliya, xilli ay labadaasi markabba ka badbaadeen isku dayo lagu doonayay in lagu qabsado. Markabka xamuulka qaada ee Greta Star oo wata calanka Panama ayaa la sheegay in 15-kii Juun ay u soo dhowaadeen rag hubeysan oo saarnaa doon yar xilli uu marayay koonfurta xeebaha Yemen, waxaana sida ay sheegtay shirkadda ammaanka badaha ee Vanguard Tech, kooxdu waxay rasaas culus ku furtay markabka, balse shaqaalihii saarnaa ayaa kordhiyay xawaaraha markabka isla markaana qaaday tallaabooyin amni oo ka hortagay in la qabsado. Dhanka kale, mark

Hay’adda UK Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa sheegtay inay baaritaanno ku waddo dhacdooyinkan, waxayna maraakiibta ku sugan aagga uga digtay inay muujiyaan feejignaan dheeraad ah.

Related articles

Recent articles

spot_img
WhatsApp