28.9 C
Mogadishu

Author: Wararka.so

Wareysi: Dood cusub oo ka dhalatay joogitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya

Washington —  La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa Jimcihii sheegay in dawladda Soomaaliya filayso in dhammaan ciidamada Itoobiya ay ka...

Wicitaanka Dhageystaha: Waa sidee xaaladda xoolaha iyo xoola-dhaqatada Soomaaliya?

Washington —  Xoolaha ayaa ka mid ah ilaha ugu waaweyn ee dhaqaalaha Soomaaliya, hase yeeshee dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ayaa xoolaha iyo xoolaleyda...

Nvidia and Microsoft are solving a big problem with Copilot+

Luke Larsen / Digital Trends When Microsoft announced Copilot+ PCs a few weeks back, one question reigned supreme: Why can’t I just run these...

Tababaraha cusub ee Fenerbahce Jose Mourinho oo gaaray Istanbul

Macalinkii labada jeer ku guuleystay koobka Champions League Jose Mourinho ayaa gaaray Istanbul, Axadii, iyada oo lagu wado in loo magacaabo tababaraha cusub...

Wareysiyo: Maxaa ka dhacay Berdaale?

Washington —  Masuuliyiin iyo xildhibaano kasoo jeeda deegaanka Berdaale ayaa sheegey in dagaalkii Sabtidii ka dhacay Berdaale uu u dhexeeyey maleeshiyo deegaanka ah iyo...

Real Madrid oo markii 15-aad loo caleema-saaray boqorradda Yurub

London —  Real Madrid ayaa markii 15-aad loo caleemo saaray boqoradda qaaradda Yurub kadib markii ay 2-0 ku garaacday kooxda Borussia Dortmund finalka Champions...

Martida Makarafoonka: Ahmednur Ugas muxuu ka yiri isticmaalka dhallinyarada ee Baraha Bulshada?

Martida Makarafoonka: Ahmednur Ugas muxuu ka yiri isticmaalka dhallinyarada ee Baraha Bulshada? Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo...

Caweyska Washington: Prof. Maxamed Cumar Dalxa Q. 2-aad.

WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa. Prof. Dalxa waxa uu barnaamijkan uga sheekeynayaa heesaha loogu...

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Read More

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Militariga Mareykanka oo sheegay inay Soomaaliya ku dileen 3 ka tirsan dagaalyahannada ISIS

Muqdisho —  Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in 31-kii bishan May lagu dilay duqeyn cusub oo ka dhacday deegaan ka tirsan maamulka Puntland 3 dagaalyahan...

Xagge ayay Soomaaliya kaga jirto saamaynta dhaqaale ee isbedelka cimilada?

Washington —  Isbedelka Cimilada ayaa ka sokow saamaynta uu deegaanka ku yeeshay waxaa jira saamayn ballaaran oo uu ku yeeshay dhinaca dhaqaalaha, taas oo...

Recent articles

spot_img