Al-Shabaab oo maanta weerar ku qaaday Balcad

0
193


Balcad — 
Magaalada Balcad, oo qiyaastii 30 km dhinaca waqooyi ka xigta Muqdisho, waxaa maanta weerar ku qaaday maleeshiyaad ka tirsan ururka Al-Shabaab, kuwaasoo muddo kooban gudaha u galay magaalada.
Rasaas ay magaalada labada dhinac isku weydaarsadeen ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen dad rayid ah. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Beledweyne ka soo diray wariyaha VOA, Xuseen Xassan Dhaqane.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here