33.4 C
New York

Soomaaliya oo wajahaysa xaalad cunto-yari oo aad u daran

Published:

[ad_1]

New York — 
Soomaaliya ayaa wajahaysa xaalad cunto-yari oo aad u daran, iyada oo malaayiin qof ay la tacaalayaan gaajo iyo macaluul.
Warbixin cusub oo ay soo saartay Hay’adda Caalamiga ah ee Qiimeynta Xaaladaha Cuntada (IPC) ayaa muujinaysa in xaaladdu kasii dari doonto bilaha soo socda, sababo la xiriira roob-yarida, sicir-bararka cuntada, iyo colaadaha socda.
Xuseen Barre ayaa faahfaahin inoo haya.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img