28.9 C
New York

Martida Makarafoonka: Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika

Published:

[ad_1]

Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo maanta ka dhacaya magaalada Addis Ababa. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Maxamed Cali Biixi oo ah Saxafi ka faallooda arrimaha siyaasadda, kuna sugan Muqdisho. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img