[ad_1]
Muqdisho —
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muhiimadda waxbarashada gabdhaha, waxaana marti ku ah Faaduma Cali Iimaan, oo madax ka ah urur u dooda xuquuqda gabdhaha, isla markaana gabdhaha ka caawiya waxbarashada.
Waxaa magaalada Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.
[ad_2]
Read More

