24.7 C
New York

Adeeg lagu soo kordhiyay dekadaha Jabuuti

Published:


Jabuuti — 
Dekadaha dalka Jabuuti waxaa dhawaan laga hirgeliyay nidaam dijitaal ah oo sahlay hawlaha adeegyada dekedaha iyo kuwa macaamiisha.
Haddaba, macaamiisha marsooyinka ayaa soo dhaweeyey nidaamkaas dijitaalka ah. Warbixintan waxaa Djibouti kasoo diray Ramadan Musa.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img