25.2 C
New York

Barnaamijka Wicitaanka: Garyaqaan Amiin Haaruun

Published:


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay tarxiilka uu ku baaqay madaxweynaha Maraykanka, Doland Trump. Barnaamijka waxaa marti ku ah garyaqaan Amiin Haaruun oo ah qareen ka hawl-gala gobolka Minnesota.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey wariyea Nuur Xasan Nuur (Bukhaari.)


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img