25.2 C
New York

Booliska Muqdisho oo amar ku soo rogay ajaaniibta

Published:


Muqdisho — 
Booliska Soomaaliya ayaa amray in tallaabo sharci ah laga qaadayo dadka ajaaanibta ee aan heysan Warqada denbi la’aanta, waxana sidoo kale Boolisku uu faray Shiradaha kala duwan ee dalka ka jira in ay is diiwaan-galiyaan.
Shir jaraa’id oo uu Muqdisho ku qabtay Afhayeenka Booliska waxaa warbixinta ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img