Gaalkacyo —
Odayaasha iyo culuma’uddiinka magaalada Galkacyo ayaa wali ku mashquulsan waan waan nabadeed oo ay ka dhex wadaan, beelo dhawaan ku dagaallamay galbeedka Mudug.
Warbixintan waxaa Gaalkacyo kasoo diray, Cabdiwaxid Macallim Isxaq.
No media source currently available
Pop-out player
