21.3 C
New York

Guddiga doorashada Somaliland oo sheegay in ay waqtigeeda ku dhici doonto

Published:


Hargeysa — 
Guddiga doorashooyinka ee Somaliland ayaa sheegay in doorashada ay ku qabsoomi doonto waqtigeeda oo ku began 13-ka bisha November ee sanadkaan.Guddiga ayaa sidoo kale sheegay inay sameeyeen qorshe iyo jadwal faahfaahsan oo ay ku shaqeynayaan, kaasi oo hadda ku socda sidii ay ugu talo-galeen.Faahfaahinta warkaan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Cakulle.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img