28.5 C
New York

Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Axmed Macallin Fiqi

Published:


Hargeysa — 
Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo uu warbaahinta mariyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo la xiriiray doorashadii ka dhacday Somaliland.‘Fiqi ayaa sheegay in qaar ka mid ah safiiradii goobjoogga ka ahaa doorashadaas ay la tiigsan doonaan sharciga, isaga oo ku eedeeyey inay ku xadgudbeen madax-banaanida Soomaaliya.Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Xamse Cali Jeesto.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img