More

    Shacabka Boorama oo baaq u diray madaxweynaha la doortay ee Somaliland

    Published on:


    Boorama — 
    Dadweynaha ku nool magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa cabiray dareenkooda ku aaddan natiijadii kasoo baxday doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada Somaliland.Waxay baaq u direen madaxweynaha cusub ee la doortay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo ay rajo ka muujiyeen in maamulkiisa uu fulin doono ballamadii uu qaaday xiligii ololaha doorashada uu ku jiray.Faahfaahinta warkaan waxaa Boorama kasoo diray wariyaha VOA-da Haashim Sheekh Cumar Good.


    Read More

    Related